(Sawirro) Madaxweyne Alexander oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der ayaa warqadaha aqoonsiga danjirinimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u magacowday dalkaas Ebyan Maxamed Saalax Ladane. Safiirka Soomalaiya u magacaawdey dalka Austria danjire Ebyan Maxamed Saalax Ladane ayaa uga mahad celisey Madaxweynaha dalkaas soo dhoweynta loo sameeyey, iyadoo balan-qaaday iney xoojin doonto xiriirka saaxiibtnimo ee ka dhexeeya … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Alexander oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya